MARKAAD SAWIR DELETE-GAREYSO… XAGGEE AYUU AADAA? 😱
Lasoco Dunida Cusub
0:00 / 0:00
MARKAAD SAWIR DELETE-GAREYSO… XAGGEE AYUU AADAA? 😱
81 просмотр · 5 дней назад
Lasoco Dunida Cusub
280 подписчиков
81 просмотр · 5 дней назад
Markaad sawir telefoonkaaga ka delete-gareyso, ma dhab ahaan ayuu isla markiiba u baaba'aa? 🤔📱
Waxaad riixdaa DELETE, sawirkiina shaashadda ayuu ka baxaa. Laakiin su'aashu waa: xaggee ayuu tagay?
Ma wuxuu ku jiraa Trash / Recently Deleted?
Ma weli ayuu ku jiraa kaydka telefoonka?
Maxaa dhacaya haddii sawirku leeyahay backup cloud?
Oo haddii aad si joogto ah u tirtirto, ma suuragal baa in dib loo soo celiyo?
Muuqaalkan waxaan si fudud oo faahfaahsan ugu raacaynaa hal sawir laga bilaabo marka aad riixdo DELETE ilaa waxa dhab ahaan ka dhaca kaydka telefoonka.
Waxaan ka hadleynaa: 📱 Phone Storage
🗑️ Trash & Recently Deleted
💾 File System
☁️ Cloud Backup
🔐 Encryption
♻️ Data Recovery
🧹 Permanent Deletion
Marka xigta ee aad sawir DELETE-gareyso, waxaad si kale u fahmi doontaa waxa dhab ahaan dhacaya.
Haddii aad jeceshahay muuqaalada sharxaya sida technology-gu dhab ahaan u shaqeeyo, Subscribe saar channel-ka. 🔔
#Technology #SomaliTech #Delete #PhoneStorage #DataRecovery #CloudStorage #Somali #TechSomali