Перейти к содержимому

Tuuladan wala Habaaray wanay Duntey Dhamanted | DIIRATO

Abdirizak Qorgab

0:00 / 0:00

Tuuladan wala Habaaray wanay Duntey Dhamanted | DIIRATO

474 просмотра · 2 нед. назад
Abdirizak Qorgab
214 подписчиков
474 просмотра · 2 нед. назад
Safar taariikhi ah oo aan ku dhex milmayno raadadkii magaalada la habaaray ee Diirato, taariikhdeedii hore, gabayadii laga tiriyey iyo dhismayaashii ka haray. Maxaa magaaladaas ku dhacay, maxaase sababay inay maanta sidaas noqoto? 🎥 Daawo muuqaalkan si aad wax badan uga ogaato taariikhda Diirato. Haddii aad jeceshahay taariikhda, dhaqanka iyo safarrada xiisaha leh, Subscribe saar channel-ka si aad ula socoto muuqaallada cusub. #Diirato #SomaliHistory #Documentary #Somaliland