Перейти к содержимому

Badmaax Soomaaliyeed oo 85 jir ah ayaa soo maray in ka badan 100 wadan

Geedi Sahan - Somali Traveler

0:00 / 0:00

Badmaax Soomaaliyeed oo 85 jir ah ayaa soo maray in ka badan 100 wadan

43 351 просмотр · 2 г. назад
Geedi Sahan - Somali Traveler
497 тыс. подписчиков
43 351 просмотр · 2 г. назад
Waxaana warbixin iga siiyay Haaji Osman oo Badmaax ah oo 85 jir ah ayaa soo maray in ka badan 100 wadan, haddana ku nool Syria 🇸🇾 Numberka Sheekh Doon: 00963991035897 waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 50 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. I discover the world on my way, and I have visited so far, 50 countries and i am in mission to reach 197 countries. socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed . ========================================== Follow me: Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan Facebook:   / geedisahan   Instagram: https:   / geedisahan   ==============================================