Перейти к содержимому

Daryeelka Indhaha: Maxaa Sababa Indho Xanuunka? | Dr. Shiine

Dacwatul Xaq

0:00 / 0:00

Daryeelka Indhaha: Maxaa Sababa Indho Xanuunka? | Dr. Shiine

65 просмотров · 4 месяца назад
Dacwatul Xaq
5,24 тыс. подписчиков
65 просмотров · 4 месяца назад
Kusoo dhowaada cashar aad u muhiim ah oo uu inoo diyaariyey Dr. Shiine, kaas oo ku saabsan Daryeelka Indhaha, gaar ahaan dhibaatada indhaha cas iyo sida ugu habboon ee loo daryeelo. Muuqaalkan waxaad ku baran doontaa: Maxaa sababa in ay indhuhu gaduustaan ama casaan noqdaan? Talooyinka caafimaad ee ugu muhiimsan ee daryeelka indhaha. Sida looga hortago xanuunada ku dhaca aragga. Haddii uu muuqaalkan ku caawiyey, fadlan subscribe dheh, la sifee asxaabtaada, fikradada iyo su'aalahana nagula wadaag qaybta comments-ka.#DaryeelkaIndhaha #DrShiine #CaafimaadkaIndhaha #IndhahaCas #Caafimaadka #Aragga