DEG DEG:Inka Badan 5kun oo askari oo Muqdisho Soo Galay iyo Afganbi ka Dhan ah xasan sh o Lagu dhwqy
Maamuus TV
0:00 / 0:00
DEG DEG:Inka Badan 5kun oo askari oo Muqdisho Soo Galay iyo Afganbi ka Dhan ah xasan sh o Lagu dhwqy
1 276 просмотров · 5 ч назад
Maamuus TV
5,56 тыс. подписчиков
1 276 просмотров · 5 ч назад
Ku soo dhawoow RNN Somali TV – Hoyga Wararka, Warbixinnada iyo Dhacdooyinka Ugu Dambeeyay.
RNN Somali TV waxaan idiin soo gudbinaa warar deg-deg ah, warbixinno qoto dheer, falanqeyn siyaasadeed, arrimaha amniga, dhaqaalaha, bulshada, iyo dhacdooyinka ugu waaweyn ee ka dhaca Soomaaliya, Geeska Afrika iyo guud ahaan caalamka.
Waxaan ku dadaalnaa inaan idiin soo bandhigno xog sax ah, warar la hubiyey iyo warbixinno dheellitiran si aad mar walba ula socotaan waxa dunida ka dhacaya.
Waxaad kanaalkan ka heli doontaa:
Wararka Deg-degga ah
Warbixinno Gaar ah
Falanqeyn Siyaasadeed
Wararka Soomaaliya iyo Caalamka
Dhacdooyinka Maanta
Waraysiyo iyo Xog-Ururin
Haddii aad jeceshahay warar tayo leh, fadlan Subscribe saar kanaalka, Like saar muuqaalka, Comment ku reeb aragtidaada, isla markaana Share garee si wararku u gaaraan dad badan.
Mahadsanid taageeradaada.
RNN Somali TV
"Kala Soco Warar, Warbixinno iyo Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay."