Casha luul (Cover by Sheekoiyoshaah)
Sheekoiyoshaah
0:00 / 0:00
Casha luul (Cover by Sheekoiyoshaah)
26 446 просмотров · 2 недели назад
Sheekoiyoshaah
12 тыс. подписчиков
26 446 просмотров · 2 недели назад
CASHA LUUL — Maryan Abu & Biite Yare ❤️🎶
Heestan waa mid aan muddo jeclaa, markaas waxaan is iri… maxaa iga celinaya inaan cover ka sameeyo? 😂
Markan waxaan isku dayay inaan heesta u sameeyo my own Sheeko iyo Shaah touch — anigoo ilaalinaya dareenkii heesta, laakiin wax yar oo aniga ii gaar ah ku daraya. ☕🎶
Kuwa heestan yaqaanay, waxaan rabaa opinion-kiinna runta ah. 😂
Sidee idiinla tahay version-kayga?
TIKTOK: Sheekoiyoshaax4
Casha Luul - Maryan Abu & Biite Yare ❤️
Cover by Sheeko iyo Shaah
Dhageysta oo comments-ka iigu sheega waxa aad ka qabtaan. 👀❤️
#CashaLuul #MaryanAbu #BiiteYare #SheekoIyoShaah #SomaliMusic #SomaliCover #SomaliSongs