Buug-dhegaysi ah 23|| Tuugsadaha || Qoraa; Anton Chekhov || Hiil Podcast (Press).
Hiil Press
0:00 / 0:00
Buug-dhegaysi ah 23|| Tuugsadaha || Qoraa; Anton Chekhov || Hiil Podcast (Press).
1 069 просмотров · 1 год назад
Hiil Press
9,48 тыс. подписчиков
1 069 просмотров · 1 год назад
Book Name: Tuugsadaha
Author Name: Anton Chekhov
Publisher: Hiil Press
Taxanaha sheeko gaaban, oo tarjumaaddiisa iyo daabacaaddiisuba bilaameen 2020, ayay shirkadda daabacaadda Hiil Press jeclaysatay inay macaamiisha ama akhristayaasha ku xidhan waxsoosaarka Hiil Press, dhegaysi ahaan ama audiobook uga dhigto 23 taxane oo sheeko gaaban ah.
saddex iyo laabtan sheeko waxay noqon doonaan hormadii koowaad ilaa shanaad ee buugta dhegaysiga ah, waxayna noqon doonaan mashruuc horumarineed oo dhegsi ah qaybna ka noqda mashaariicda umadeed ee ay Hiil Press waddo.
Na soo booqo, waxaan ka soo horjeednaa bangiga dhexe ee JSL, kuna xignaa masjidka Rusheeye ama Sh. Dirir, Hargeysa Soomaalilaan.