koorsadii tababarka ee loogu talagalay macallimiinta
Markaz Alnajaax Nairobi Kenya
0:00 / 0:00
koorsadii tababarka ee loogu talagalay macallimiinta
55 просмотров · 2 дня назад
Markaz Alnajaax Nairobi Kenya
56,4 тыс. подписчиков
55 просмотров · 2 дня назад
توثيق من فعاليات الدورة التدريبية بمركز النجاح للتعليم النموذجي
Alxamdulillaah, waxaa si guul leh noogu soo dhammaatay koorsadii tababarka ee loogu talagalay macallimiinta , taas oo ku saabsan buugga qiimaha badan ee:
📖 حِلْيَةُ الأَدَاءِ فِي تَطْبِيقِ حُرُوفِ الْقُرْآنِ
Koorsadan oo uu tababarayay الشيخ المقرئ د. آدم أحمد السعيدان ayaa qayb ka ahayd dadaallada lagu horumarinayo xirfadaha macallimiinta Qur'aanka, tayada waxbaridda iyo ku-dhaqanka saxda ah ee xuruufta Qur'aanka Kariimka ah.
Waxaan u mahadcelinaynaa sheekha qiimaha badan, macallimiintii ka soo qaybgalay iyo dhammaan intii ka qayb qaadatay hirgelinta barnaamijkan cilmiyeed.
🤲 Alle ha inaga wada aqbalo dadaalka, hana inaga dhigo kuwa Qur'aanka barta, bara, kuna camal fala.
📍 مركز النجاح للتعليم النموذجي – Markaz Al-Najaah
#مركز_النجاح #MarkazAlNajaah #القرآن_الكريم #دورات_تدريبية #تعليم_القرآن #Tajwiid✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe kanaalkaan┇► / @markazalnajaaxnairobikenya4679