Q : 27 aad || Qoomamo & Qalbi nugul || #NABADOON
NABADOON Ahmed и Xarunta - H/DH Caa’isha TV
0:00 / 0:00
Q : 27 aad || Qoomamo & Qalbi nugul || #NABADOON
1 302 просмотра · 2 месяца назад
NABADOON Ahmed и Xarunta - H/DH Caa’isha TV
1 302 просмотра · 2 месяца назад
Qaybta 27 aad, ee Taxanaha “NABADOON” waxay daaha ka rogaysaa isbeddel aan cidina filayn.
Sarmaan Qaydar wuxuu booqanayaa Maygaag, halkaas oo uu ka dhashay wada hadal qoto dheer oo qalbiyada taabanaya.
Magaalada Xiddigaha oo dhanna waxay ka hadlaysaa heshiiskii Nabadoonnada iyo rajada lagu badbaadinayo gabdhihii tahriibay- Baar iyo Sagal.
Laakiin su’aasha weli taagan ayaa ah: ma ku filan tahay qoomamaddu in lagu saxo xaqdarradii shalay?
“Qoomamadu ma beddesho wixii dhacay… laakiin waxay beddeli kartaa waxa berri dhici doona.”~ Nabadoon Axmed