Xaflad Meher iyo Aroos isugu jirtay oo heer sare loo agaasimay oo lagu qabtay Helsinki, Finland
Suomen Somali Media Verkosto
0:00 / 0:00
Xaflad Meher iyo Aroos isugu jirtay oo heer sare loo agaasimay oo lagu qabtay Helsinki, Finland
3 625 просмотров · 3 г. назад
Suomen Somali Media Verkosto
821 подписчик
3 625 просмотров · 3 г. назад
Xaflad Meherka iyo Arooska walaalaha Axmed Cismaan Cumar iyo Naciimo Cabdirisaaq Sugulle oo todobaadkii la soo dhaafay ka dhacday magaalada Helsinki. Xafladdan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu casuumay qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ee deggan Finland.
Xafladdan ayaa noqoneysa tii ugu horeysay ee nuuceeda ah oo lagu qabto dalka Finland marka laga fiiriyo dhanka ka soo qeybgalka iyo marti sharafta lagu casuumay.
Bahda Suomen Somalimediaverkosto oo isku duubana waxa ay Arooska iyo aroosadda leeyihiin: Hambalyo!
Gacal iyo Sokeeyaba guurkiina lagu farax.