Wuxuu kusoo korey xeryaha qoxootiga balse maanta wuxuu diyaarinayaa PhD
Somali Bridge - TV
0:00 / 0:00
Wuxuu kusoo korey xeryaha qoxootiga balse maanta wuxuu diyaarinayaa PhD
8 930 просмотров · 3 года назад
Somali Bridge - TV
11,3 тыс. подписчиков
8 930 просмотров · 3 года назад
Waa sheekadii cajiibka ahayd ee Farah Bille, oo muddo 20 sano ah ku noolaa xeryaha qorootiga ee Dhadhaab, balse maanta haysta laba shahaado oo masters iyo PhD oo uu hadda diyaarinayo. Wuxuu nooga sheekeeyey wakhtigiisii iyo waayihii adkaa ee qoxootiga iyo sida uu maanta halkan kusoo gaaray.