Перейти к содержимому

Barashada Jarmalka | Zeit-Fragewörter |Su'aalo la xidhiidha waqtiga | Jarmal bilaw ah | Lektion 30

Baro Af Jarmalka

0:00 / 0:00

Barashada Jarmalka | Zeit-Fragewörter |Su'aalo la xidhiidha waqtiga | Jarmal bilaw ah | Lektion 30

52 917 просмотров · 6 лет назад
Baro Af Jarmalka
28,8 тыс. подписчиков
52 917 просмотров · 6 лет назад
Barashada Luuqada Jarmalka - oo bilaw ah ka baro page keenan aan ku leenahay Halkan . waxaan idinka caawin doona inaad si dag dag ah u barataan luuqada jarmalka. waxaad ku baran doontaan casharka (Suaalo la xidhiidha waqtiga ) iyo sida af jarmal ahaan aad ugu jawaab celi lahayd . Ma jeceshay casharada aan soo galino ? hadii aad su'aal iyo tusaale ba haysid nala soo socod sii . Fadlan #Subscribe #Like #Share Ogaysii asxaabtaada oo u sheeg si ay iyagana u bartaan luuqada Jarmalka . Mahadsanid.