Перейти к содержимому

Beerta Digaagga ee Kismaayo: Rajadii Ka Dhalatay Qaxootinimada

Kaab TV

0:00 / 0:00

Beerta Digaagga ee Kismaayo: Rajadii Ka Dhalatay Qaxootinimada

28 752 просмотра · 1 г. назад
Kaab TV
24 тыс. подписчиков
28 752 просмотра · 1 г. назад
Xaliimo Cali Maxamed waxay ku noolayd xeryaha qaxootiga ee Kenya muddo 30 sano ah. Ka hor intii aanay dagaallada sokeeye ka dhicin Soomaaliya, qoyskeedu waxay ahaayeen beeraley Soomaaliyeed. Laakiin sanadkii 2018, iyada oo ku dhiiratay degganaanshihii muuqday ee koonfurta Soomaaliya, waxay go’aansatay inay ku laabato magaaladii ay ku dhalatay—Kismaayo. Waxayna hadda leedahay beer digaag oo nolosheeda ku filnaatay. Waxayse wajahaysaa caqabad.