Перейти к содержимому

Sidee Gabdhaha Ugaari Karaan Guul iyo Awood? | Guntiino Girls Event Nairobi

Guntiino Podcast

0:00 / 0:00

Sidee Gabdhaha Ugaari Karaan Guul iyo Awood? | Guntiino Girls Event Nairobi

35 156 просмотров · 1 месяц назад
Guntiino Podcast
52,2 тыс. подписчиков
35 156 просмотров · 1 месяц назад
Maxaa gabadha ka caawin kara inay gaarto guul, kalsooni iyo awood? 🤍 Qeybtan waxaan idinkula wadaageynaa dood qiimo badan oo ka dhacday Guntiino Girls Event ee magaalada Nairobi, halkaas oo aan kaga hadalnay: ✨ Sida gabadhu u dhisan karto kalsooni nafeed ✨ Caqabadaha hortaagan gabdhaha iyo sida looga gudbi karo ✨ Doorka waxbarashada, shaqada iyo horumarka shakhsiga ✨ Talooyin wax ku ool ah oo gabdhaha ka caawinaya inay gaaraan guul Haddii muuqaalkan wax kuu taray, ha ilaawin inaad: 👍 Like saarto 💬 Fikraddaada noogu reebto comments-ka 📌 Subscribe samayso si aadan u seegin muuqaalada xiga.