Sheeko gabar cayilka lagu aflagaadeyn jiray oo guur fiican heshay oo nolol wanaagsan gashay
Nolosha Bulshada
0:00 / 0:00
Sheeko gabar cayilka lagu aflagaadeyn jiray oo guur fiican heshay oo nolol wanaagsan gashay
4 947 просмотров · 3 мес. назад
Nolosha Bulshada
8,6 тыс. подписчиков
4 947 просмотров · 3 мес. назад
Qiso gabar faqiir oo suuqa qudaar ku gadaysay wiil isna lacag aan qabin oo jalaato suuqa ku iibinayo ay guursatay.
wiilka wuu jeclaaday ilmo badan ayay dhaleen lacag badan ayay helayn.
qofkii sabro wuxuu helayaa wax fiican, gabadha waxaa lagu tilmaami jiray inay tahay gabar aad u buuran.
caay iyo aflagaado ayay dadka kala kulantay laakin nin waxay heshay jacayl daran u qabo.
nolol fiican ayay gashay.
waa sheeko cajiib ah.
gabadha waxaa la dhahaa fardowso.
wiilkana waxaa la dhahaa Cabdixakiim
#sheeko #sheeko_cusub #qiso