QISO: Jaceyl dartiisa ayuu dabin ugu dhacay, waa la dilay, waana la jar-jaray, Turkiga oo yaabay
Barrow Show
0:00 / 0:00
QISO: Jaceyl dartiisa ayuu dabin ugu dhacay, waa la dilay, waana la jar-jaray, Turkiga oo yaabay
51 982 просмотра · 2 месяца назад
Barrow Show
72,5 тыс. подписчиков
51 982 просмотра · 2 месяца назад
Sheekadaan ayaa dul mari doonta Jaceyl, siyaasad, diblumaasiyad, sirdoon iyo dil, waana mid kamid ah dhacdooyinkii Qarnigaan ugu cuslaa ee Caalamka soo maray.
Waxaa ku jira casharro la xiriira sida loo fahmo sirdoonka, nugeylka boqortooyada Sacuudiga iyo sida Amniga Turkiga loo xaqiijiyo.
Waxaad baran doontaa baaritaanka iyo sida loo abaabulo dhacdooyinka iyo dabinnada.
Fadlan kusoo biir YouTube-ka oo SUBSCRIBE oo noo saar.
Mahadsanid
#dhacdooyinyaableh #qiso #turkey #sheekooyinka #wararkabarigadhexe