Ku Baro Python Af Somali | Python Af Soomaali Full Course
Dugsiiye
0:00 / 0:00
Ku Baro Python Af Somali | Python Af Soomaali Full Course
52 666 просмотров · 1 г. назад
Dugsiiye
31,5 тыс. подписчиков
52 666 просмотров · 1 г. назад
👉 Mentorship-ka hada waa uu furanyahay, linkigaan hoose ka check gareey 👇
https://dugsiiye.com/mentorship?utm_s...
Koorso Python ah oo dhammaystiran oo Af-Soomaali ah. Waxaa qaadan kara qof kasta oo raba inuu programming barto, iyo qofkii horeba u yaqaannay JavaScript, Java ama C++ oo hadda doonaya inuu Python ku daro.
🎬 Bogga video-ga (qoraal iyo cutubyo):
https://dugsiiye.com/youtube/ku-baro-...
📚 Dhammaan koorsooyinka Dugsiiye:
https://dugsiiye.com/courses?utm_sour...
⏱️ Qaybaha Muuqaalka (Timestamps):
00:00 Hordhaca Koorsada Python Af Soomaali
01:35 Waa Maxay Python? Af Soomaali
03:24 Meelaha Loo Isticmaalo Python Af Soomaali
04:54 Maxaa Loo Bartaa Python? Af Soomaali
06:00 Interpreter vs Compiler Af Soomaali
14:00 Sida Loo Install-gareeyo Python iyo VS Code Af Soomaali
26:01 Variables iyo Data Types Af Soomaali
45:00 Operators-ka Python Af Soomaali
1:06:00 Control Flow (If, Else, Elif) Af Soomaali
1:16:00 Loops (For iyo While Loops) Af Soomaali
1:30:00 List Comprehensions Af Soomaali
1:36:00 Data Structures (Lists, Tuples, Sets, Dictionaries) Af Soomaali
2:00:00 String Manipulation iyo Formatting Af Soomaali
2:05:01 Functions iyo Lambda Expressions Af Soomaali
2:18:00 Modules iyo Packages (Importing) Af Soomaali
2:25:00 File Input/Output (Reading & Writing) Af Soomaali
2:30:00 Error Handling (Try/Except) Af Soomaali
2:37:00 Object-Oriented Programming (OOP) - Hordhac Af Soomaali
2:44:30 Abstraction Af Soomaali
2:53:30 Encapsulation Af Soomaali
3:08:00 Inheritance Af Soomaali
3:21:00 Polymorphism Af Soomaali
3:27:00 Gunaanadka Koorsada Af Soomaali