Cashirka 13aad : المبادئ الفقهية
الشيخ عبد الحفيظ معلم نور محمد
0:00 / 0:00
Cashirka 13aad : المبادئ الفقهية
55 просмотров · 12 дн. назад
الشيخ عبد الحفيظ معلم نور محمد
81 подписчик
55 просмотров · 12 дн. назад
Taxanaha Barashada Fiqhiga
Taxanahan waxaan si tartiib ah ugu baran doonaa kitaabka Mabaadi’da Fiqhiga, iyadoo casharrada loo diyaariyey dadka bilowga ah ee doonaya inay faham aasaasi ah ka helaan cilmiga Fiqhiga.
Toddobaad kasta waxaa la soo gelin doonaa 3 cashar, Insha Allah, si aad si nidaamsan ula socoto taxanaha una dhisato aqoontaada.
La soco cashar kasta, kana faa’iidayso cilmiga diinta.
Alle ha inoo fududeeyo barashada cilmiga diinta. 🤲