Перейти к содержимому

"Madaxweynuhu Wuu Bareeray!… Redline Ayuu Ku Dhiirraday" Afyare A. Elmi

MHN Mohamed Harare Network

0:00 / 0:00

"Madaxweynuhu Wuu Bareeray!… Redline Ayuu Ku Dhiirraday" Afyare A. Elmi

29 949 просмотров · 3 месяца назад
MHN Mohamed Harare Network
36,2 тыс. подписчиков
29 949 просмотров · 3 месяца назад
Soomaaliya mar kale waxay taagan tahay isgoyskii ay dhowr sanaba mar taagnaan jirtay… Faderaalka Soomaaliya — ma dhismihiisii ayaa khaldanaa, mise dhaqankii siyaasadeed ee dhaxlay? Dr. Afyare Cilmi wuxuu waraysigan si qoto dheer uga hadlayaa: ⚖️ Khilaafka dastuurka iyo muddo-kordhinta 🏛️ Federaalka iyo sababta uu wali u xasili la’yahay 📜 Doorashada 1Q1C iyo nidaamka xisbiyada. Nooca doorasho ee iminka suurtagalka ah 🇹🇷 Doorka Turkiga ee Soomaaliya 🤝 Heshiisyadii Madasha Qaranka iyo sida maamul-goboleedyad qaar gacan uga geysteen meelmarintooda ⚠️ Puntland, Jubaland iyo halista kala-go’a 🌍 Doorka beesha caalamka iyo khilaafka siyaasadeed 🔥 Khatarta amni ee ka dhalan karta xaaladda maanta jirta Wareysi miisaan iyo macana leh oo si qoto dheer u falanqeynaya jihada siyaasadeed ee dalka. #HMNLIVE #AfyareCilmi #Somalia #Federalism #Turkey #Soomaaliya