Maandeeq Qaaci | Heeso Kaban ah oo Macaan |Faadumo C Kaaahin Maandeeq| Collection| @BandhiggaBalwo
Bandhigga Balwo
0:00 / 0:00
Maandeeq Qaaci | Heeso Kaban ah oo Macaan |Faadumo C Kaaahin Maandeeq| Collection| @BandhiggaBalwo
1 944 просмотра · 1 дн. назад
Bandhigga Balwo
56,6 тыс. подписчиков
1 944 просмотра · 1 дн. назад
Canjaladdan macaan ee kabanka ah waxa ku luuqeynaysa hoboladdii caanka ah ahayd ee Faadumo Cabdillaahi Kaahin (Maandeeq) oo muddo dheer ka tirsanayd xiddigaha ugu magaca dheer guud ahaan fanka Soomaalida. Waxay ku soo biirtay fanka Soomaalida xilli hadda laga joogo lixdan sanno iyo dheeraad. Tan iyo maalintaas, magaca Maandeeq waxa qasab ah in aad ku maqasho madal kastoo inuun fanka Soomaalida laga ga hadlo.
Maandeeq canjaladdan waxay inoogu qaadi doontaa tiro ka mid ah heeseheeda caankq ah iyo heeso qaraamiya oo aad u macaan.
Heesaha Canjaladda
Chapters
00:00-00:20 Kaban Hordhac ah
00:20-07:20 Anigoon Gu Weynayn
07:20-16:15 Ma Jinbaa Ma Jaanbaa
16:15-22:11 Wardheer (Wankaan Qali Lahaabaan)
22:11-31:01 Aniguu Garaadkaygii Goobtaa i Joojee
31:01-37:02 Raaxeeye Burcaawi (Qaraami)
38:24-44:59 Sidii Hogosha Roobka
45-00-53:26 Helleelooy Helleelooy (Qaraami)
53:26-59:14 Qoomamo (Qaraami)
59:15-1:01:56 Hoow Waa (Arar)
#Bandhiggabalwo
#somalimusic
#heesokaban
#qaaci
#kaban
#heeso