Перейти к содержимому

CAWAALE---DAREEN

macaane007

0:00 / 0:00

CAWAALE---DAREEN

949 454 просмотра · 17 лет назад
macaane007
13,6 тыс. подписчиков
949 454 просмотра · 17 лет назад
lyrics by macaan007 Dareen caashaq dookh iyo kalgacal miduu igu daraay Markaan dalacdaba midaan dooni jiray inaan dawadaay Hadaad duushayo durufaha waqtigu dalal kala fog iyo mid waliba doc kali nagu kala dadee qalbi daacadoo ku dooxan adi lama daynayee miyanad soo dagayn oon deeqay dadab galayn Daganaanta iyo dabaceeda wacan midaan doorbidaay dawga ay martaba midaan dooni jiray inaan dacal socdaay naftan ku dabroo sidi baan dawooy diifta aan qabiyo dakharadii jacaylka dadka uga qarshaa qalbi daacadoo ku dooxan adi lama daynayee miyanad soo dagayn oon deeqay dadab galayn