Sheekada Isbitaalka Degmada Balcad
Hormuud Telecom
0:00 / 0:00
Sheekada Isbitaalka Degmada Balcad
313 просмотров · 3 нед. назад
Hormuud Telecom
12,4 тыс. подписчиков
313 просмотров · 3 нед. назад
Tani waa sheekada Isbitaalka Degmada Balcad, oo ka mid ah isbitaalladii uu saameeyay burburkii dalka, isla markaana noqday meel deegaan ah, taas oo sababtay in degmada Balcad iyo 82 Tuulo oo hoos yimaada ay waayaan adeegyada caafimaadka, gaar ahaan kuwa hooyada iyo dhallaanka.
#CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed