Перейти к содержимому

Muufо iyo Maraq Macaan 😋 | Ila kariya cunto Soomaali ah 🍲

Xiinto

0:00 / 0:00

Muufо iyo Maraq Macaan 😋 | Ila kariya cunto Soomaali ah 🍲

1 135 просмотров · 19 ч назад
Xiinto
8,14 тыс. подписчиков
1 135 просмотров · 19 ч назад
Muufo 2 qof ku filan 🫓 Bur: 2 dl Soor: 1 dl Biyo diirran: qiyaastii 2 dl, tartiib ugu dar Qamiir qalalan: ½ qaaddo yar Cusbo: ¼ qaaddo yar Sonkor: 1 qaaddo yar Ukun: 1 xabbo Cajiinku ha noqdo mid qaro weyn oo la shubi karo. Haddii uu adkaado, biyo yar ku dar.