Boqortooyadii Saba' |Barwaaqadii ay ku hodmeen| Qaabkee loo halaagay?
HINDISE
0:00 / 0:00
Boqortooyadii Saba' |Barwaaqadii ay ku hodmeen| Qaabkee loo halaagay?
2 753 просмотра · 1 год назад
HINDISE
13,7 тыс. подписчиков
2 753 просмотра · 1 год назад
Boqortooyo aad u weyn oo uu rabbi S.WT ugu deeqay dhamaanba nimcooyinkiisa aan tirada lahayn
Waxay ku noolaayeen barwaaqo uusan qofna intii uu noolaa helin aduunyada iyaga wixii ka horrreeyay iyo wixii iyaga ka dambeeyay.
Alle Ayaa ugu karaameeyay barwaaqo aan cadad iyo tiro midna lagu gaadheyn ilaa heer uu Alle Qur'aankiisa ku tilmaamay nimankaas iyo barwaaqada ay daaqayaan
Arladoodana iyo deegaankoodana uu Alle ku tilmaamay inay janno ahayd ay dhax daaqayeen.
Sidoo kale Alle S.W.T wuxuu kaga hadley suurad dhamaystiran oo uu magacooda ubixiyay laakiinse way beeniyeen wayna inkireen Ilaahay S.W.T Alle ayaana halaagay qoomkaas qisadoodana ku waariyay oo ku reebay Qur'aan ilaa maalinka qiyaame la akhrin doono.
Ka hor inta aynaan bilaabin muuqaalka nagu taageer inaan sii wadno qisooyinka aynu halkan kusoo gubinno adigoo kanaalka kusoo biiraya liketana aan naga hilmaamayn.