Перейти к содержимому

Hees Baadigoob qaali ladan Official Video - Waagacusub Tv

kaamilotv

0:00 / 0:00

Hees Baadigoob qaali ladan Official Video - Waagacusub Tv

82 242 просмотра · 13 лет назад
kaamilotv
38,2 тыс. подписчиков
82 242 просмотра · 13 лет назад
http://waagacusub.com - hees Baadigoob ,erayada iyo laxanka Dahir Alasow. Riyadu xalay ila baxdoo Boramaan u dalxiis tagoo Bakiyo dila sii maroo Barwaaqaa gobolka tiil ---- Bulshadu weey caweeynayeen Calankooda bilicda wacan Cadaan iyo Baluug buu ahaa Bil iyo Xidig baa ku tiil ---- Miyaadan ballan aqoon Bilaahi miyaad ogeen Halkaad beeybi iiga taal Mise qalbi waa bugtaa -- Bukaan baan ahay dartaa Bil dhamaatay kumaanan maqal Boqol kaar soo gatoo Telefoonku iima baxo ---- Berbera ,Sool iyo Sanaag Hobyaan u baqoolayoo Naftaan ku bogsii is iri Beeraha mooskiyo cambaha ------- Yarkaan u basaasayoow Baadigoobkaan kuugu jiray Baafinteeydii kuguma helin Bidhaansina kuguma arag --- Miyaadan ballan aqoon Bilaahi miyaad ogeen Halkaad beeybi iiga taal Mise qalbi waa bugtaa -- Bukaan baan ahay dartaa Bil dhamaatay kumaanan maqal Boqol kaar soo gatoo Telefoonku iima baxo --- Fanaan: Qaali Ladan Erayo iyo Laxan Dahir Abdulle Alasow Music: Cabdi Xakiin Farayare