Перейти к содержимому

Maxaad Ka Ogtahay Nolosha Soomaalida Cumaan? 🇸🇴🇴🇲

Geenyada Madow и aziizomar

0:00 / 0:00

Maxaad Ka Ogtahay Nolosha Soomaalida Cumaan? 🇸🇴🇴🇲

11 760 просмотров · 9 часов назад
Geenyada Madow и aziizomar
11 760 просмотров · 9 часов назад
Maxaad ka ogtahay nolosha Soomaalida ku nool dalka Cumaan? 🇴🇲🇸🇴 Muuqaalkan waxaan ku booqday Soomaalida ku nool dalka Cumaan, gaar ahaan kuwa ka ganacsada xoolaha laga keeno Soomaaliya sida lo’da, ariga iyo geela. Waxaan ka wareystay noloshooda, shaqadooda, ganacsigooda iyo fursadaha ka jira dalka Cumaan. Cumaan ma tahay dal ay Soomaalidu nolol wanaagsan ka heli karaan? Daawo muuqaalka oo nala wadaag fikirkaaga! ❤️ #SoomaalidaCumaan #Cumaan #Oman #SomaliYouTube #GeenyadaMadow