Перейти к содержимому

Jasiiraddan Waxaa Ku Nool Wax Dadka Iska Dhigaya… 😨 | Summer Time Rendering Af Soomaali

BASEY_YT

0:00 / 0:00

Jasiiraddan Waxaa Ku Nool Wax Dadka Iska Dhigaya… 😨 | Summer Time Rendering Af Soomaali

2 380 просмотров · 4 дн. назад
BASEY_YT
925 подписчиков
2 380 просмотров · 4 дн. назад
#Anime #Anime recap #Ainme romanceWelcome to BASEY! I upload Anime Recaps and Anime Explained videos in Somali. Subscribe for more amazing anime stories every week.#Anime #AnimeRecap #SomaliAnime Ku soo dhawoow BASEY_YT! 🎬🔥 Channel-kan waxaad ka heli doontaa Anime Recap Af-Soomaali ah, halkaas oo aan si xiiso leh kuugu soo koobeyno sheekooyinka anime-ga laga bilaabo bilow ilaa dhammaad. 🎯 Channel-kan waxaa loogu talagalay dhammaan dadka Soomaaliyeed ee jecel anime-ga iyo sheekooyinka xiisaha leh. 🍿 Waxa aad ka heli doontaa: • Anime Recap Af-Soomaali • Anime Action, Horror, Mystery iyo Adventure • Sheekooyinka anime-ga oo la soo koobay • Anime Explained iyo dhacdooyin lama filaan ah • Anime cusub iyo kuwii hore ee caanka ahaa Haddii aad jeceshahay anime-ga, nagu soo biir oo Subscribe saar BASEY_YT si aadan u seegin muuqaallada cusub! ❤️ #AnimeSomali #AnimeRecap #BASEYYT Song: Alan Walker - Dreamer (Rival Remix) [NCS Release] Music provided by NoCopyrightSounds Free Download/Stream: http://ncs.io/rival_dreamer Watch: http://ncs.lnk.to/rival_dreamerAT/you... #AnimeSomali #SomaliAnime #AnimeRecapSomali #HeavenlyDelusion #TengokuDaimakyo