BAB EL-MANDEB OO XISAABTA BEDDELAY — ITOOBIYA & AQOONSIGA SOMALILAND OO GAL CUSUB FURAY
Arabsiyo News
0:00 / 0:00
BAB EL-MANDEB OO XISAABTA BEDDELAY — ITOOBIYA & AQOONSIGA SOMALILAND OO GAL CUSUB FURAY
11 364 просмотра · 9 часов назад
Arabsiyo News
281 тыс. подписчиков
11 364 просмотра · 9 часов назад
🚨 BAB EL-MANDEB OO XISAABTA BEDDELAY!
Xaaladda cusub ee Bab el-Mandeb iyo Badda Cas ayaa furaysa su’aalo waaweyn oo ku saabsan Itoobiya, Somaliland iyo aqoonsiga Somaliland.
Warbixintan waxaan ku eegaynaa 3 arrimood oo muhiim ah:
🔹 Horumarka Xuutiyiinta ee xeebaha Yemen
🔹 Muhiimadda istiraatiijiga ah ee Berbera iyo Somaliland
🔹 Iyo su’aasha weyn: Itoobiya ma aqoonsanaysaa Somaliland?
Maxay xaaladda Bab el-Mandeb uga dhigan tahay amniga Badda Cas, Itoobiya iyo mustaqbalka aqoonsiga Somaliland?
Daawo warbixinta oo dhamaystiran, kadibna nala wadaag aragtidaada. 👇
#Somaliland #Itoobiya #BabElMandeb #Berbera #arabsiyo_news