Перейти к содержимому

Prof Axmed Samatar Doorashadii Maraykanka, Soomaaliya iyo Somaliland!

Xogmaal Media

0:00 / 0:00

Prof Axmed Samatar Doorashadii Maraykanka, Soomaaliya iyo Somaliland!

1 771 просмотр · 3 ч назад
Xogmaal Media
2,26 млн подписчиков
1 771 просмотр · 3 ч назад
🎙️ WAREYSI GAAR AH | PROF. AXMED ISMAACIIL SAMATAR Doorashadii Maraykanka, Isbeddelka Siyaasadda Caalamka iyo Mustaqbalka Soomaaliya iyo Somaliland! Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa wareysi gaar ah ku falanqeeyay doorashadii dhowaan ka dhacday Maraykanka, isbeddellada siyaasadeed ee ka dhashay iyo saameynta ay ku yeelan karaan Soomaaliya iyo Somaliland. Maxaa iska beddelaya siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka? Sidee ayay isbeddelladani u saameynayaan Geeska Afrika? Rajadii aqoonsiga Somaliland ma meesha ayay ka baxday, mise waxaa weli jira fursado diblomaasiyadeed? Su'aalahan iyo kuwo kale oo xasaasi ah ayuu Prof. Samatar kaga hadlay wareysigan xiisaha badan. 🎥 La soco wareysiga oo dhammaystiran – Xogmaal Media.