17 Adobe illustrator | Af-Soomaali
Artisma Graphics
0:00 / 0:00
17 Adobe illustrator | Af-Soomaali
19 438 просмотров · 5 лет назад
Artisma Graphics
34,9 тыс. подписчиков
19 438 просмотров · 5 лет назад
17 Adobe illustrator | Af-Soomaali
Waa casharkii todoba iyo tobanaad koorsada graphic design waa casharo taxane ah oo aan xooga ku saari doono barashada Graphic Design.
Casharkaan waxaad ku baran doontaa sida loo isticmaalo Area Type Options inagoo ku sameyn doona Calendar.
Casharo kusaabsan Graphic Design, Video Editing, Animation, Daabacaada, Farsamooyinka Gacanta iyo waxyaabo badan oo noloshaada wax kusoo kordhin doona oo Af somali ah
Fadlan taageer channelka subscribe like iyo share garee.
Mahadsanid.
Waxaad igala soo xiriiri kartaa Email:
artismagraphics@gmail.com
Follow me on instagram: / artisma_graphics