DAYAX DALNUURSHE – MALIN AAD IS BIXIN WAYDAY | OFFICIAL SONG 2026
RAJO FILMS
0:00 / 0:00
DAYAX DALNUURSHE – MALIN AAD IS BIXIN WAYDAY | OFFICIAL SONG 2026
2 221 просмотр · 5 дней назад
RAJO FILMS
184 тыс. подписчиков
2 221 просмотр · 5 дней назад
@Dayahdalnuushe originally song 🎵 DAYAX DALNUURSHE – BARO WAXAA USOO JOGTAY | NEW SONG 2026 🔥
HEESTAAN WAXAY KA HADLAYSA ABAAL, DAACADNIMO IYO DADKA KU GARAB ISTAAGAY. ❤️🩹
Maalin aad isbixinayso, ha ilaawin kuwii kula soo tacalay, kuwii garabka kuu ahaa marka ay noloshu kugu adkayd, iyo kuwii wanaagga kuu sameeyay adigoo aan waxba haysan.
Ha illoobin dadkii kula joogay xilligii adkaa marka aad guulaysato. Abaalku ma duugoobo, wanaaggana lama illaawo. Qofka wanaagsan waa kan xusuusta gacantii qabatay markii uu liitay, ee aan dadka u kala saarin maal iyo mansab.
Abaal waa la galaa, wanaagna waa la xusuustaa. ❤️🤝
🎬 MALIWORLD | Music • Visuals • Cinematic Excellence
#DayaxDalnuurshe #BaroWaxaaUsooJogtay #NewSong2026 #Abaal #Daacadnimo #Maliworld