Перейти к содержимому

#LAASCAANOOD oo maanta martigelisey dagaal kii ugu kharaaraa!

Daljir

0:00 / 0:00

#LAASCAANOOD oo maanta martigelisey dagaal kii ugu kharaaraa!

28 619 просмотров · 3 года назад
Daljir
98 тыс. подписчиков
28 619 просмотров · 3 года назад
#LAASCAANOOD: Mid kamid ah dagaaladii ugu khasaaraha badnaa ayay maanta martigelisey #Laascaanood, shacabka SSC iyo Xoogagooda ayaa gebi ahaan magaaladan gacanta ku dhigay, waxaana banaanka looga saaray Taliye Mahad Cambaashe oo ah shaqsiga keliya ee deegaankan kasoo jeeda oo u daacad ah maamulka Somaliland Khadar Awl Ismail ayaa ku sugan #Laascaanood warbixina ku eegaya sida wax u dhacayaan ★ ★ ★ Daljir YouTube Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★