Перейти к содержимому

JAWAASIIS BAXSADA AH!! CIA OO KU RAADJOOGTA BASAASAD MARAYKANKA OO IRAN ISKA DHIIBTAY

Geedi Show

0:00 / 0:00

JAWAASIIS BAXSADA AH!! CIA OO KU RAADJOOGTA BASAASAD MARAYKANKA OO IRAN ISKA DHIIBTAY

4 169 просмотров · 3 месяца назад
Geedi Show
31,4 тыс. подписчиков
4 169 просмотров · 3 месяца назад
🔥 Basaasiintii ugu caansanaa ee Maraykanka ayaa mar kale dunida gilgilay! Warbixin cusub ayaa shaaca ka qaaday sirdoonkii iyo khiyaanooyinkii ugu waaweynaa ee gudaha Mareykanka ka dhacay tan iyo dagaalkii qaboobaa ilaa xilligaan casriga ah. Waxaa ku jira magacyo caan ah sida Robert Hanssen, Edward Snowden, Chelsea Manning iyo Monica Witt oo lagu eedeeyay inay xog sir ah u gudbiyeen dalal shisheeye sida Ruushka, Iran, Cuba iyo Shiinaha. 👁️‍🗨️ Sidee ayay siraha ugu gudbeen cadawga? 💰 Maxay ku heleen lacagaha iyo heshiisyada qarsoon? ⚠️ Yaa sababay khasaaraha ugu weyn ee sirdoonka Mareykanka? Daawo muuqaalkaan si aad u ogaato sheekooyinka qarsoon ee basaasiinta ugu halista badnaa taariikhda casriga ah. 📌 Fikirkaaga noogu reeb comments-ka. 👍 Like saar, Share garee, Subscribe-na ha ilaawin. #Basaasnimo #CIA #FBI #EdwardSnowden #MonicaWitt #RobertHanssen #ChelseaManning #Sirdoon #Maraykan #Iran #Ruush #Warar #Siyaasad #YouTubeSomali #SomaliNews #Qarsoodi #TaariikhdaSirdoonka