Raashid Al-Qannuushi: Taariikhdiisa, Fekerkiisa & Marxaladihii Siyaasadeed | Sh. Cabdiraxmaan Bashir
Salaam Studio
0:00 / 0:00
Raashid Al-Qannuushi: Taariikhdiisa, Fekerkiisa & Marxaladihii Siyaasadeed | Sh. Cabdiraxmaan Bashir
2 425 просмотров · 5 дней назад
Salaam Studio
68 тыс. подписчиков
2 425 просмотров · 5 дней назад
Raashid Al-Qannuuushi: Taariikhdiisa, Fekerkiisa & Marxaladihii Siyaasadeed | Sh. Cabdiraxman Bashir — Xalqadii 13-aad
Waxa inoo socota Dawradii Taxanaha Horumarka Fikirka Islaamiga ah:
📚 تطور الفكر الإسلامي
من التأسيس إلى التجديد والتأصيل والتفعيل
Xalqadan 13-aad ee dawrada, oo uu soo jeedinayo Sh. Cabdiraxman Bashir, waxa aynu si faahfaahsan ugu dul istaagaynaa Rashiid Al-Qannuuushi: taariikhdiisa, fekerkiisa, marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray iyo waayo-aragnimadiisa siyaasadeed.
Waxa sidoo kale lagu falanqaynayaa kaalintii uu ku lahaa dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah ee Tunisia, aragtidiisa ku aaddan siyaasadda iyo dawladnimada, iyo isbeddelladii ku dhacay fikirkiisa intii uu ku jiray safarkiisa fikir iyo siyaasadeed.
🎙️ Soo jeediyaha: Sh. Cabdiraxman Bashir
🔢 Xalqada: 13-aad
🏛️ Qabanqaabada: Machadka Salaam ee Daraasaadka
🎥 Daawo Xalqadan:
• Sheekh Maxamed Al-Qazaali Fikirkiisii Xara...
Dawradu weli way socotaa, waxaana qaybihii hore lagu soo bandhigay mawduucyo iyo mufakiriin kala duwan oo door muhiim ah ku lahaa koboca fikirka Islaamiga ah.
🎥 Qaybihii hore ka daawo Playlist-ka Dawrada:
/ playlist…
📚 Haddii aadan weli isdiiwaangelin oo aad doonayso inaad ka qaybqaadato dawradan fikirka ah, buuxi foomka diiwaangelinta:
🔗 https://forms.gle/RPagEFU9x6p2X6Qa6
📩 Faahfaahin iyo wararka dawrada:
https://t.me/SalaamInstituteForStudies
🌐 Xidhiidhada Rasmiga ah ee Machadka Salaam
📱 Telefoon: +252 63 4431672
💬 WhatsApp Group-ka Ardayda Dawrada oo keliya:
https://chat.whatsapp.com/KSUD4hnb1d0...
📸 Instagram:
/ …
📘 Facebook:
https://www.facebook.com/share/p/1BEG...
📢 Telegram:
https://t.me/SalaamInstituteForStudie...
▶️ YouTube Channel:
/ @salaaminstituteforstudies
🎥 YouTube Playlist-ka Dawrada:
/ playlist…
La soco Machadka Salaam ee Daraasaadka si aad ula socoto falanqaynta buugaagta, muxaadarooyinka, koorsooyinka, doodaha fikirka iyo barnaamijyada wacyigelinta ee joogtada ah.
🔔 Subscribe saar kanaalka, muuqaalka la wadaag, kana qaybqaado doodda adigoo fikradaada ku reebaya qaybta faallooyinka.
#RashidAlGhannouchi #Ghannouchi #CabdiraxmanBashir #TadawurAlFikrAlIslami #SalaamInstitute #FikirkaIslaamiga #Siyaasadda #Tunisia #IslamicThought #IslamicStudies