Jumladaha Haupt- und Nebensätze | maxay yihiin ? | Tusaalayaal iyo Laylis.
Baro Af Jarmalka
0:00 / 0:00
Jumladaha Haupt- und Nebensätze | maxay yihiin ? | Tusaalayaal iyo Laylis.
18 260 просмотров · 5 л. назад
Baro Af Jarmalka
29 тыс. подписчиков
18 260 просмотров · 5 л. назад
Video-gan waxaad ku baran doontaa asaaska hoose iyo farqiga u dhexeeya Jumladaha Hauptsätze und Nebensätze.
Casharkan inaad fahantid waxaad u baahan tahay,kuwan soo socda inaad taqaano :
1.Subjekt muxuu yahay ?
2.Verb muxuu yahay :
Waxyaabo kale oo luuqada Jarmalka ku saabsan kala soco Instagram iyo Facebook.
Instagram: @Baroafjrmalka1
Facebook :
Casharada Playlist sida ay iskugu xigaan u daawo.
A1 : • A1 - Barashada Jarmalka
A2 : • A2 - Barashada Jarmalka
Grammar: • A1 / Grammatik / Naxwaha luuqada Jarmalka
Wortschatz: • Erayada Jarmalka iyo Jumaladaha ugu isticm...
Fadlan subscribe si aad ula socotid Casharo badan. Sidoo kale ogaysii Asxaabtaada.