🔥 LOOLANKA AQOONSIGA OO KA GUDBAY DARBIGII — SHIINAHA, ISRAEL, TRUMP & SUCUUDIGA: HIRDANKA BADDA CAS
Arabsiyo News
0:00 / 0:00
🔥 LOOLANKA AQOONSIGA OO KA GUDBAY DARBIGII — SHIINAHA, ISRAEL, TRUMP & SUCUUDIGA: HIRDANKA BADDA CAS
29 935 просмотров · 20 часов назад
Arabsiyo News
283 тыс. подписчиков
29 935 просмотров · 20 часов назад
LOOLANKA BADDA CAS — DARBIGII AQOONSIGA SOMALILAND OO DILLAACAYA?
Gorfaynta Geeska, Dr. Ismaaciil Qodax, ayaa falanqaynaya isbeddellada cusub ee Geeska Afrika: socdaalkii Madaxweyne Cirro ee Maraykanka, dadaallada aqoonsiga Somaliland, doorka Israel, Trump iyo Sucuudiga, iyo loolanka istiraatiijiga ah ee ka socda irridda Badda Cas.
Falanqayntu waxay sidoo kale taabanaysaa Berbera iyo muhiimaddeeda amni iyo ganacsi, cadaadiska diblomaasiyadeed ee gobolka, Itoobiya, Soomaaliya, Jabuuti iyo saamaynta quwadaha caalamka ee ku sii fidaya Badda Cas iyo Bab-al-Mandab.#arabsiyo_news