I LEFT THE CITY FOR 2 DAYS… 📵 | MONEY MINDSET, BIRTHDAY BOOK & SELF-REFLECTION | NATURE 🌿
Samia’s Corner
0:00 / 0:00
I LEFT THE CITY FOR 2 DAYS… 📵 | MONEY MINDSET, BIRTHDAY BOOK & SELF-REFLECTION | NATURE 🌿
2 438 просмотров · 9 дн. назад
Samia’s Corner
3,23 тыс. подписчиков
2 438 просмотров · 9 дн. назад
🌿 2 DAYS WITHOUT MY PHONE… 📵 | MONEY MINDSET, BOOKS & SELF-REFLECTION
Maalmo yar ayaan magaalada ka soo baxay, waxaanan go’aansaday inaan 2 maalmood ka nasto mobile-ka, buuqa iyo mashquulka magaalada 📵🌿. Waxaan waqtigaas ku qaatay meel aad u qurux badan oo la yiraahdo Baroorshe, Ceel Huur, anigoo ku dhex raaxaysanaya dabiiciga, deganaanshaha iyo buugga aan nafteyda hadiyadda ugu dhigay dhalashadayda, Think and Grow Rich 📖🤍.
Muuqaalkan waxaan idinla wadaagayaa waxyaabihii aan ka fikiray intii aan halkaas joogay, fikrado ku saabsan money mindset, self-development iyo mustaqbalka, iyo su’aalo muhiim ah oo aan is iri qof kasta oo doonaya inuu noloshiisa dhaqaale horumariyo waa inuu is weydiiyo. Waxaan sidoo kale dhagaysanayay Secrets of the Millionaire Mind, waxaana doonayaa inaan idinla wadaago qaar ka mid ah fikradihii iyo casharradii iga dhex dhashay. 💭💰
Mararka qaar waxaan u baahanahay inaan wax walba ka yara fogaanno si aan dib ugu maqalno nafteena. 🌱
Adiguna, haddii aad helikarto 2 maalmood oo aad wax walba ka go’i karto, maxaad waqtigaas ku samayn lahayd? 🤍
📖 Think and Grow Rich
🎧 Secrets of the Millionaire Mind
🌿 Baroorshe, Ceel Huur
📵 2 Days No Phone
#SamiasCorner #MoneyMindset #SelfDevelopment #ThinkAndGrowRich #SecretsOfTheMillionaireMind #SelfReflection #SomaliYouTuber #SomaliVlog #NoPhoneChallenge #personalgrowth