MUXAADARO IYO QISOYINKA BHR. DHAB AH RAAXADA QALBIGA []__SHEIKH HUSSEN ALI JABUT 2026
QISOYINKA BHR
0:00 / 0:00
MUXAADARO IYO QISOYINKA BHR. DHAB AH RAAXADA QALBIGA []__SHEIKH HUSSEN ALI JABUT 2026
78 просмотров · 9 дней назад
QISOYINKA BHR
647 подписчиков
78 просмотров · 9 дней назад
Raaxada qalbiga ma aha waxa muuqda ee aad haysato, mana aha nimcooyinka adduunyo ee dadka kale ay indhahooda ku arkaan. Raaxada dhabta ahi waxay ku jirtaa qalbi garanaya nimcada Alle, qadariya waxa loo siiyey, kuna qanacsan qadarka iyo qaddarinta Eebbe.
Mararka qaar qofku wuxuu haystaa wax badan, balse qalbigiisu ma deggana. Qof kalena wuxuu haystaa wax yar, laakiin qalbigiisu wuxuu ka buuxaa xasillooni, mahadnaq iyo qanacsanaan.
Nimcada Alle ku siiyey qadari oo garo qiimaheeda.