Перейти к содержимому

Sheekh Siciid Raage oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyey Jaamacadda Hargeysa | Han Sare Yeelo

Kalsoor Media

0:00 / 0:00

Sheekh Siciid Raage oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyey Jaamacadda Hargeysa | Han Sare Yeelo

1 859 просмотров · 3 дня назад
Kalsoor Media
182 тыс. подписчиков
1 859 просмотров · 3 дня назад
🎓 ARDAYGU WAA INUU YEEShaa HAN SARE! Sheekh Siciid Raage ayaa Jaamacadda Hargeysa ka jeediyey muxaadaro cinwaankeedu yahay “Ardaygu Waa Inuu Yeeshaa Han Sare”, taas oo diiradda saaraysa muhiimadda ay leedahay in ardaygu yeesho himilo sare iyo hiigsi mustaqbal. Muxaadaradan oo ka dhacday barxadda qalinjebinta ee Jaamacadda Hargeysa ayaa farriin u gudbinaysa ardayda iyo dhallinyarada, kuna dhiirrigelinaysa inay yeeshaan han sare iyo himilooyin ay ku gaadhaan mustaqbalkooda. 📹 Daawo muxaadarada oo dhammaystiran, kana faa'iidayso farriinta Sheekh Siciid Raage. 💬 Su'aal: Maxay kula tahay muhiimadda ay leedahay in ardaygu yeesho han sare iyo himilo cad? Aragtidaada noogu reeb faallooyinka. ━━━━━━━━━━━━━━━━━━ 📌 NALA SOCO KALSOOR MEDIA 🌐 Website: https://www.kalsoormedia.com 📘 Facebook:   / kalsoormedia   📸 Instagram:   / kalsoormedia   🎵 TikTok:   / kalsoormedia   ▶️ YouTube:    / @kalsoormedia   ✈️ Telegram: https://t.me/kalsoormedia 💼 LinkedIn:   / kalsoormedia   📩 Email: info@kalsoormedia.com 📞 Xiriirka Ganacsiga iyo Xayaysiisyada: +252 63 8302999 👍 Muuqaalka LIKE saar, la wadaag asxaabtaada, kana SUBSCRIBE-garee Kalsoor Media si aad ula socoto muxaadarooyinka, waraysiyada iyo barnaamijyada bulshada. Kalsoor Medi Diinta. Dhaqanka. Arrimaha Bulshada. EST. 2021 #SheekhSiciidRaage #JaamacaddaHargeysa #HanSare #KalsoorMedia #Hargeysa