Перейти к содержимому

SACUUDIGA halis weyn wajahaya! Gantaalada Iran & Xuutiyiinta | Heshiis mise khiyaanada Trump?

Gaylan Media

0:00 / 0:00

SACUUDIGA halis weyn wajahaya! Gantaalada Iran & Xuutiyiinta | Heshiis mise khiyaanada Trump?

49 518 просмотров · 18 ч назад
Gaylan Media
780 тыс. подписчиков
49 518 просмотров · 18 ч назад
Sacuudiga ma wajahaya khatar amni oo weyn, iyadoo xiisadda dagaalka Iran, weerarrada Xuutiyiinta iyo mowqifka Madaxweyne Donald Trump ay dhalinayaan su’aalo culus oo ku saabsan mustaqbalka amniga Bariga Dhexe? Tabintan waxaan ku falanqaynaynaa sababaha Sacuudigu ugu baahan yahay taageerada Mareykanka, danaha istaraatiijiyadeed ee Trump, iyo suurtagalnimada in Riyadh ay dib u qiimeyso xiriirka ay la leedahay Washington, iyadoo xoojineysa iskaashiga Shiinaha iyo quwadaha kale. #Sacuudiga #Trump #Xuutiyiinta #Iran #Mareykanka #Israaill #Shiinaha #BaddaCas #SiyaasaddaCaalamka #GaylanMedia Casharka dhaqaale sameynta: https://gaylanacademy.com GAYLAN MEDIA:   / gaylanmedia   WARKA DEG DEG AH:   / farahgeylan   Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.