Перейти к содержимому

MASLAX MIDEEYE | FREE FOUAD | HEES QIIRO LEH | DJIBOUTI 🇩🇯

CASKA FILMS

0:00 / 0:00

MASLAX MIDEEYE | FREE FOUAD | HEES QIIRO LEH | DJIBOUTI 🇩🇯

560 530 просмотров · 6 лет назад
CASKA FILMS
427 тыс. подписчиков
560 530 просмотров · 6 лет назад
MASLAX MIDEEYE | FREE FOUAD | HEES QIIRO LEH | DJIBOUTI 🇩🇯 Maslax Dhalintaa la Dilayaa miyaadan arag Ruux yahaw ila dhashe ilajoogow Jiidhka iyo dhiigaba ila yeeshoow Dhibkaygaa lagaa jiheeyo Banaan cidladaad igajoogsate Jal iyo waxaad igaraacday jeebe Jilci maaye adunbaa hoogay! Anaa lixdaydii lixaadoow Anaa ciilanoow kubaabi Anaa lixdaydii aabow Ana ciilanow kubaani Dhalintaa lajidhaye miyaanad arag Jagadoodi loohayn Miyaanad arag Dhulkiisi joogo Jaamiciga faramadhan Jabaqdi loodiiday Jeeroy suaalen Jeelasha latuulay Jirkoodi ladooriyay Nolol qabri loogu jeexay Daljiroow xuriyadi lajiiftay Daljiroow khaa'inbaa dhulka jiiday Daljiroow calankaad jamanaysay Daljiroow dhalanti dhaxlaysay Daljiroow jiisba ladheeliyay Daljiroow jagadeeni waa la iibshay Daljiroow jeelbaa lagu ootay Goormaad jabteen Jiridi aad gooyseen Walalnimadi jirtay Jaahega kaweecateen Jaahwareeraha jaanta iixidhay Jilaa beena weeyo ibacad joojiyay Jirjiroole weeyo dalkiibu gaday ijikaara weeyo ijawaabi waayay Xaqjaraya weeyo joogba iidiiday ijujubahaas cadaw uu kadaray Yaan lagaabino lajoojine Dalkayga haloo jawaabo Jagadu xoog mahe dhaaf Jagadu xoog mahe nadhaaf