Перейти к содержимому

Aan Aduunka Joogee

Youngfamouse 007

0:00 / 0:00

Aan Aduunka Joogee

432 165 просмотров · 17 лет назад
Youngfamouse 007
1,42 тыс. подписчиков
432 165 просмотров · 17 лет назад
waa jacayl aboodiya midka ila arooree la itaal dareeyee asaagay iga reebee waa adi daraadaa waxa lay abinayaa aan aduunka joogee ha igaynin aakhiro hay ahaanin nacabee adoon iga adkaysan ayaan la i afduubin ogsigii aan kuu qoday hay i ooba taynine hays i odhanine inankii wuu kuu ilduufee af libaax inaan galay adba waad ogsoontee abris aan wax dayniyo ha isiinin abeesee aan aduunka joogee ha igaynin aakhiro hay ahaanin nacabee adoon iga adkaysan ayaan la i afduubin adyad kuuma gaysan waxaad igu ilawdee ayaan daran naftaydaay iikaa arkootee aan adimadaydiyo eersado isheeydee aan aduunka joogee ha igaynin aakhiro hay ahaanin nacabee adoon iga adkaysan ayaan la i afduubin