Перейти к содержимому

SAFARKII CILMIGA IYO BARASHADA XADIISKA || MADARI PODCAST ||

Madari Podcast

0:00 / 0:00

SAFARKII CILMIGA IYO BARASHADA XADIISKA || MADARI PODCAST ||

25 877 просмотров · 1 год назад
Madari Podcast
73,7 тыс. подписчиков
25 877 просмотров · 1 год назад
Subscribe l SHARE l LIKE l COMMENT l ┇► @Madaripodcast Madari Podcast | Taariikhdii & Dadaal Cilmiyeedkii Sheekh Cabdillaahi Cali Geelle Kusoo dhowaada barnaamij cajiib oo Madari Podcast uu ku martiqaadday caalimka weyn ee Soomaaliyeed Sheekh Cabdillaahi Cali Geelle. Waxa uu sheekhu dib u milicsaday waayihii adkaa ee uu aqoonta ku soo bartay, xilliyada culus ee noloshii hore iyo sida jiilkii waqtigaasi u halgamay si ay cilmiga u gaadhaan. Sheekhu waxa kale oo uu si qoto dheer uga hadlay duruufaha maanta horyaalla ardayda Soomaaliyeed, caqabadaha ay wajahayaan iyo dariiqyada wax ku oolka ah ee looga bixi karo wuxuu dhiirrigeliyay in jiilka maanta wax baranayaa ay u diyaar garoobaan inay beddelaan culimada maanta nool, si ay culuumta shareecada u sii wadaan uguna adeegaan ummaddooda. Dhamaadka Podcast-kan Sheekh Cabdillaahi Cali Geelle waxa uu jeediyay talooyin dhaxal gal ah oo ardayda iyo culumada mustaqbalka u noqon kara furaha guusha cilmiga shareecada iyo jihada saxda ah ee noloshooda aqooneed. 00:00 HORDHAC 03:19 HALKEE AYUU KU DHASHAY SHEEKHU? 07:25 HALKEE AYUU KA BILAABAY BARASHADA DIINTA? 23:59 SAFARKIISII CILMIGA EE ETHIOPIA 30:24 CULIMADII UU WAX KA BARTAY SHEEKHU 38:36 ARDAYDA CILMIGA BARANAYA IYO CAQABADAHA KA HOR YIMAAD 53:55 MUSTAQBALKA ARDAYDA BARANAYSA CILMIGA 01:02:09 ARDAYGU HALKEE AYUU KA BILAABAYAA CILMIGA XADIISKA? 01:14:56 TALOOYIN KU SOCDA ARDAYDA BARANAYSA CILMIGA 01:28:35 GUNAANADKA BARNAAMIJKA