Wasiir Qaasim ayaa sheegay in wixii midnimo lagu keeni waayay aan lagu gaari karin kala tag..
Somali National Television
0:00 / 0:00
Wasiir Qaasim ayaa sheegay in wixii midnimo lagu keeni waayay aan lagu gaari karin kala tag..
1 598 просмотров · 1 день назад
Somali National Television
1,05 млн подписчиков
1 598 просмотров · 1 день назад
Wasiirka Warfaafinta XFS Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in wixii midnimo lagu keeni waayay aan lagu gaari karin kala tag, isaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta wada hadalka, ilaalinta masaalixda guud iyo in laga fogaado hadallada abuuri kara nacaybka iyo kala qaybsanaanta bulshada.