Перейти к содержимому

Documentary..Iran VS Ciraaq..| Dagaalkii ugu dheeraa Qarnigii 20-aad

Tuulada Layaabka |Bashiir Addow

0:00 / 0:00

Documentary..Iran VS Ciraaq..| Dagaalkii ugu dheeraa Qarnigii 20-aad

7 074 просмотра · 1 год назад
Tuulada Layaabka |Bashiir Addow
5,01 тыс. подписчиков
7 074 просмотра · 1 год назад
warbixintaan Documentary-ga ah,waxaan uga hadli doonaa haduu alle yiraa qisada dagaalkii dhexmaray iiraan iyo ciraaq,kaasoo badanaa loogu yeero dagaalkii (haamaha shidaalka)..heerarkii uu soo maray dagaalkaas oo noqday kii ugu dheeraa qarnigii 20aad aynu soo dhaafnay..dagaalkaas waxaa ku dhintay dad gaaraya hal milyan oo labada dhinac ah,iyo khasaare dhaqaale oo gaaraya tiriliyoon doollar.sidoo kale warbixintan waxaad ku maqli doontaan sababta iyo sida uu ku bilaawday dagaalkaas?..siduu kusoo dhamaaday,cida ay guushu raacday,iyo sidoo kale dagaalkii qaraaraa ee mareeykanka iyo iiraan ku dhexmaray dhinaca badda..Nala soco si aad u ogaato faahfaahinta oo dhameystiran.