Перейти к содержимому

🕌 SALAADDII NABI Muxammad ﷺ | Baro Sida Uu Tuka jiraye Nabiga ﷺ SHEEKH MOXAMUUD. @QISOKaabe

QISO Kaabe

0:00 / 0:00

🕌 SALAADDII NABI Muxammad ﷺ | Baro Sida Uu Tuka jiraye Nabiga ﷺ SHEEKH MOXAMUUD. @QISOKaabe

365 просмотров · 1 мес. назад
QISO Kaabe
1,23 тыс. подписчиков
365 просмотров · 1 мес. назад
🕌 SALAADDII NABIGA ﷺ | Baro Sida Loo Tukado Salaadda Nabiga ﷺ Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa salaaddii Nabiga Muxammad ﷺ, sida uu Nabigu ﷺ u tukan jiray iyo muhiimadda ay leedahay in Muslimku ku dadaalo salaadda iyo raacitaanka Sunnada Nabiga ﷺ. 🤲 Baro: • Sida loo tukado salaadda si sax ah • Sunnada Nabiga ﷺ ee salaadda • Muhiimadda khushuuca • Waxyaabaha salaadda qurxiya • Sida aan ugu dadaali karno raacitaanka Sunnada Nabiga ﷺ .    / @qisokaabe   📖 “Tukada sida aad ii aragteen anigoo tukanaya.” — Nabiga ﷺ Haddii aad ka faa’iidaysatay muuqaalka: 👍 Like saar 🔔 Subscribe saar kanaalka 📤 La wadaag dadka kale si ay uga faa’iidaystaan. Ilaahay ha inaga dhigo kuwa salaadda ilaaliya, Sunnada Nabigana ﷺ raaca. Aamiin. 🤲 #Salaadda #NabigaSCW #Sunnada #Islam #Quraan #Sheekh #SomaliIslamic