Figta Raasi Casayr iyo Fergadkii Kabtan Waal
Xaaji Dirir
0:00 / 0:00
Figta Raasi Casayr iyo Fergadkii Kabtan Waal
39 621 просмотр · 3 месяца назад
Xaaji Dirir
128 тыс. подписчиков
39 621 просмотр · 3 месяца назад
Kaddib shirkii Berlin ee Saan-caddaaluhu uu Qaaradda Madow ku qaybsaday, waxay Quwadihii Ingiriiska iyo Talyaaniga oo ku loollamayey qaybsashada dhulka Soomaalidu, labadooduba goob muhiim ah u arkayeen Raasiga Casayr, maadaama ay bartani tahay goob istaraatiiji ah, taas oo isku socodka gaadiidka badda laga hagi karo, dhaq dhaqaaqyada ciidan ee cadowgana laga ilaalayn karay.
Fadlan soo raac bogayga Facebook
facebook.com/xaajidirirka
Wixii talo ama macaamil ganacsi ah nagala soo xiriir
xaajidirir@gmail.com
+252906791122
Subscribe | Comment | Like