Перейти к содержимому

Xaaladda Soomaaliya & Qisadii Nabi Yuusuf (CS) | Cashar Aan Maanta U Baahanahay | Sh. Cabdixakiim

Minbarka Nuurka

0:00 / 0:00

Xaaladda Soomaaliya & Qisadii Nabi Yuusuf (CS) | Cashar Aan Maanta U Baahanahay | Sh. Cabdixakiim

246 просмотров · 1 мес. назад
Minbarka Nuurka
2,46 тыс. подписчиков
246 просмотров · 1 мес. назад
Muxaadaradan wuxuu Sh. Cabdixakiim Sh. Cali Suufi si qoto dheer uga hadlayaa qisadii Nabi Yuusuf (CS) iyo casharrada waaweyn ee laga baran karo sabirka, dhibaatada, dulqaadka, imtixaanka iyo sida looga gudbo duruufaha adag. Waxa uuna si gaar ah u eegayaa xaaladda maanta ee Soomaaliya, iyo sida ay qisada Nabi Yuusuf (CS) ugu noqon karto tusaale, waano iyo cashar aan maanta u baahanahay. 🎙️ Sh. Cabdixakiim Sh. Cali Suufi. ✅Haddii aad ka faa’iidaysatay muxaadaradan, Subscribe saar Channel-ka, Like saar muuqaalka, la wadaag asxaabtaada iyo dadka aad jeceshahay si kheyrku u faafo. Alle ha inaga dhigo kuwa Qur’aanka iyo qisaska anbiyada ka qaata cashar, kuna dhaqma. Aamiin. #NabiYuusuf #QisadiiNabiYuusuf #Soomaaliya #XaaladaSoomaaliya #Cashar #Quraanka #Qisooyin #Islam #Muxaadaro #ShCabdixakiim #CabdixakiimShCaliSuufi #Diin #Darsi #Waano #Sabir #Muslim