My Daily Routine ❤️ | Quraac, Dhar Dhaqis & Nadaaf | Somali Vlog 🇸🇴
Mss Aniita
0:00 / 0:00
My Daily Routine ❤️ | Quraac, Dhar Dhaqis & Nadaaf | Somali Vlog 🇸🇴
80 просмотров · 8 часов назад
Mss Aniita
2,33 тыс. подписчиков
80 просмотров · 8 часов назад
Asc walaalayaal ❤️ Ku soo dhowaada vlog cusub! 🥰
Maanta waxaan idinla wadaagayaa daily routine-kayga oo ka kooban diyaarinta quraacda, dhar dhaqista, nadaafadda guriga iyo diyaarinta casariyada. 🥞🧺🧹🍽️
Waxaan rajaynayaa inaad ka heli doontaan vlog-gan. Haddii aad jeceshahay muuqaallada nolol maalmeedka, fadlan video-ga LIKE saar, channel-kana SUBSCRIBE ku samee, gambaleelkana 🔔 shid si aad ula socoto vlog-yada cusub.
Mahadsanidiin dhammaantiin taageeradiinna iyo jacaylkiinna. ❤️
#dailyroutine #somalivlog