Перейти к содержимому

Xiriirka ka dhexeeya Personal Development iyo Trading-ka (Live Webinar 13-July-2023)

Moalimuu fx

0:00 / 0:00

Xiriirka ka dhexeeya Personal Development iyo Trading-ka (Live Webinar 13-July-2023)

19 579 просмотров · 1 месяц назад
Moalimuu fx
217 тыс. подписчиков
19 579 просмотров · 1 месяц назад
Live Webinarkaani waxa uu ahaa zoom toos ah oo aynu ku jirnay 13-kii July 2023 ✍🏾 Callkaan ayaan si qoto dheer dhinacyo badan uga istaagnay muhiimada ay leedahay in qof uu fahmo Doorka horumarinta naftu iyo in si hagaagsan loo fekero ay ka qaadan karto guusha uu qofkeen suuqaan ka gaari karo ✍🏾 Qayb badan oo callka ka mid ah waxaan ka hadlaynay fursadihii suuqa iyo setupskii markaas jiray, dhanka kale callka qaybtiisa dhexe iyo bilowgaba waxaan kaga hadalnay muhiimada ay leedahay in aad ahaatid qof la socda caalamka iyo arimaha qarsoon ee bulshooyinku ku kala hormaraan, iyo in aad ahaatid qof update ku ah arimaha dadka badankooda ay gadaal ka ogaadaan ✍🏾 Qaybta dambe ee callkana waxaan ku sharaxayaa Law of attraction iyo sida uu u yahay arin basiid ah oo qof walba uu samayn lahaa haddii uu fahmo arrinkaan laga hadlayo waxa uu ku saabsanyahay iyo mawduuciisa dhabta ah ✍🏾